Somali Quran | Akhri Qur’aanka

99|1|Marka DHulka la gilgilo.
99|2|Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).
99|3|Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.
99|4|Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda.
99|5|Maxaayeelay Eebaa u waxyooday.
99|6|Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda.
99|7|Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki.
99|8|Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.

Pages ( 99 of 114 ): « Previous1 ... 9798 99 100101 ... 114Next »