Somali Quran | Akhri Qur’aanka

104|1|Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,
104|2|Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).
104|3|Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.
104|4|Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.
104|5|Ma taqaannaa Xudhama.
104|6|Waa Naarta Eebe ee la huriyay.
104|7|Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).
104|8|Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada.
104|9|Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.

Pages ( 104 of 114 ): « Previous1 ... 102103 104 105106 ... 114Next »