Somali Quran | Akhri Qur’aanka

107|1|Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
107|2|Kaas xooga Agoonta (xageeda).
107|3|Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
107|4|Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
107|5|Ee haddana halmaansan Salaaddooda.
107|6|Dadkana is tusiya.
107|7|Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).

Pages ( 107 of 114 ): « Previous1 ... 105106 107 108109 ... 114Next »