Somali Quran | Akhri Qur’aanka

112|1|Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).
112|2|Waana Sayid (deeqtoon).
112|3|Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.
112|4|Wax la mid ahna ma jiro.

Pages ( 112 of 114 ): « Previous1 ... 110111 112 113114Next »