Somali Quran | Akhri Qur’aanka

114|1|Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
114|2|Ee dadka xukuma.
114|3|Ee ah Ilaaha dadka.
114|4|Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
114|5|Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
114|6|«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.

#=====================================================================
#
# Quran Translation
# Name: Abduh
# Translator: Mahmud Muhammad Abduh
# Language: Somali
# ID: so.abduh
# Last Update: August 16, 2010
# Source: Tanzil.net
#
#=====================================================================

Pages ( 114 of 114 ): « Previous1 ... 112113 114