Somali Quran | Akhri Qur’aanka

110|1|Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).
110|2|Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.
110|3|U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.

Pages ( 110 of 114 ): « Previous1 ... 108109 110 111112 ... 114Next »