Somali Quran | Akhri Qur’aanka

100|1|Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.
100|2|iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha).
100|3|Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii.
100|4|Ee Boodhka kiciya.
100|5|Cadawgana dhexgala.
100|6|Ee Dadku Eebohood waa diideen.
100|7|Arrintaasna Dadku wuu ogyahay.
100|8|Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.
100|9|Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.
100|10|Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo.
100|11|In Eebohood Maalintaas ogyahay.

Pages ( 100 of 114 ): « Previous1 ... 9899 100 101102 ... 114Next »