Somali Quran | Akhri Qur’aanka

105|1|Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
105|2|Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
105|3|Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
105|4|Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
105|5|Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.

Pages ( 105 of 114 ): « Previous1 ... 103104 105 106107 ... 114Next »