Somali Quran | Akhri Qur’aanka

97|1|Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).
97|2|Ma taqaanna LaylatulQadarka.
97|3|Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).
97|4|Waxaana soo daga Malaa’igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.
97|5|Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.

Pages ( 97 of 114 ): « Previous1 ... 9596 97 9899 ... 114Next »