Somali Quran | Akhri Qur’aanka

109|1|Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
109|2|Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
109|3|Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
109|4|Mana caabudin waxaad caabuddeen,
109|5|Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
109|6|Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.

Pages ( 109 of 114 ): « Previous1 ... 107108 109 110111 ... 114Next »