Somali Quran | Akhri Qur’aanka

111|1|Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.
111|2|Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.
111|3|Wuxuuna gali Naar Olal leh.
111|4|Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).
111|5|Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.

Pages ( 111 of 114 ): « Previous1 ... 109110 111 112113114Next »