Somali Quran | Akhri Qur’aanka

102|1|Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),
102|2|Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan).
102|3|Saas ma aha ee waad ogaandoontaan.
102|4|Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).
102|5|Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).
102|6|Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,
102|7|Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.
102|8|Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.

Pages ( 102 of 114 ): « Previous1 ... 100101 102 103104 ... 114Next »