Somali Quran | Akhri Qur’aanka

106|1|Caadaysigii Qureesheed.
106|2|Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
106|3|Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
106|4|Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.

Pages ( 106 of 114 ): « Previous1 ... 104105 106 107108 ... 114Next »