Somali Quran | Akhri Qur’aanka

113|1|Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).
113|2|Wixii shar leh sharkiisa.
113|3|Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.
113|4|Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.
113|5|Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.

Pages ( 113 of 114 ): « Previous1 ... 111112 113 114Next »