Somali Quran | Akhri Qur’aanka

103|1|Eebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah.
103|2|In Dadku khasaaro ku sugunyahay.
103|3|Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka.

Pages ( 103 of 114 ): « Previous1 ... 101102 103 104105 ... 114Next »